Saturday, June 11, 2011

Somalida maraykanka oo ka dhiiyey warka sheegaya in wiil somali american ah isku qarxiyey muqdisho

War in nin reer minasota ah uu tagay mid kamid ah labo is qarxiye oo weerar ku qaday meel bar kaantarol ayaa argagax ku noqday somalida maraykanka.



FBI  waxay ay xaqijeyeen in maxamed faara  beledi lagu magcaabo kadib marki fara laga baaray.

Waxa wax layaab ah ku noqoto dadka maraykanka in  todoba iyo labatan jirka maxamed fara  beledi uu muqdisho isku qarxiyeey.

Beledi oo reer minnasota ah wuxuu kujiray  baritaano FBI  ku haysay gilgilkii caanka ahaa ee argagixasadu ku qorabaysay ragga da'yarta ee magalooyinka mataanaha ah.

"Marka soomalidu maqalaan qof ayaa is qarxiyey dadku way argagaxayaan waayo waa wax kasoo horjeeda dhaqanka islaamka iyo kan somaalida." Waxa yidhi xarbi xasan oo dagan manketo

Wa wax dhaqanka soomalidu aqbalayn,

Waa dhib somalida ku cusub, mahadsanid alshabaab, waa koox samayn ku yeelatay dhalinta bariga-dhexe iyo tan  bariga africa,

Qorshahan waa mid ku faafay dhankasta minnasota.

"Waxa nahelay cudur goorta iyo meesha  uu kayimid aansn ogayn waayo dhaqan u malihin maahan is qarxis iyo wixii lamid ah waxay somali dhaqan u leedahay,"xarbi xassan

Lkn dad badan, oo u badan da'yarta ayaa qaatay waxa.

"Waxan umalayn dad badan ayaa layaaban, siday dhalintan u badaleen, waa qaab caynkee ah, farsamo caynkee ah ayey isticmaali? Waa wax khatar ah inad abuurto qaabkan is haligida ah, inaad socoto ood naftaada qarxiso," xassan

Xarbi wuxu digniin u soo jeeday dadka oo kacodsaday inay diktoonadaan wada shaqayna dawlada u muujiyan

"Runtii waa wax cadho leh lakiin uma malaynayo inay somalida maraykanka un u tal lakiin waa mid muslimiinta america oo dhan u tala waa inay kawada shaqeeyaan," xasan ayaa ku soo gabagabeeyay

No comments:

Post a Comment