Tuesday, June 14, 2011

Qaxootiga somalida ee kenya oi dhibaataysan



Tobanan kun oo qaxooti ah ayaa macaluul ba'an ku hayso xareda qaxootiga dhadhaab, kadib  markii ay kasoo qaxeen somaliya.

Camp ka qaxootiga aduunka ugu weyn ayaa buxsamay, taas oo kentay khatar ah inay tobonan kun oo caruur ah sii wajahdi nafaqo daro, biyo la'aan iyo hoy la' aan, sida ay sheegayan ilo caafimaad.

Dhadhaab, waa magaalo dhacda merk saxara ah ayna kunool yihiin dad lagu qiyaasay inay garaan 450,000 dhamaadka sanadkan, yaa waxa laga wayey meel ladago, sida lagasoo xigtay(medicines sans frontieres) ama MSF.

Caruur laga lasoo qaxay wadanka dariska ah ah ee soomaliya ayaa  waxa haysta hoy la'aan   iyo waliba cunta la'aan iyadooba lasheegay inay khtar ugu jiraan inay balaha duur joogta ah cunuun .

"Mahaysano waxan guryo kadhisano," fuduma, oo sodon iyo afar jir muqdisho kaso qaxday ah ayaa MSF  u sheeegty

" waa meel aan amman ahayn habeenkii,waxaan kacabsanaa xayawaanada duurjoogta inay caruurta naga cunaan, , carur ayaa xitaa dhurwa cunay wayo wax gabati ah mahaysano, dadka deegankuna waxay noogu hanjabaan dhulka annaga ayaa leh,"

Dadkan waxay ku xanibanyihiin saxara aan dhirta lahayn ee waqoyi bari kenya, iyado ku hadhedhaysan ciid iyo fhir gaagaban, qaxootiga badankiisa oo ah dumar iyo caruur ayaa wqxay meesha soo iyagoon lacag , cunto, hoy iyo waliba biyo toona wadan.

MSF ayaa sheegtay muddo 12malmood ah inay dadkan kadhka cuntada lagu qaato ku helayaan, iyado ku dartay muddo 34 cisho ah gudaheeda inay ku helayaan weel iyo bustayaal ugu qaybindoonto hay'da qaxootiga aduunka UN, taas oo maamusha camps ka.

Qaybtii ugu damaysay ee dhulka qaxootiga waxaa ladagay 2008, modada kadib dadka qaxootiga cusu  waxaa khasab ku noqotay, inau raadsadaan meel ay dagan iyago kadhisanat buulal. Waxay isticmaalan lamaha iyo caleemaha dhirta iyagoo isku xidhaya una samaynaya qaabka qudbiga karkana ka awdaya kartoono.

UN- ta ayaa 2008 ku dhawaaqday inayn wax qacooti cusub ah meel u hayn, lakiin dagaalada iyo abaartii ugu xumayd sanado ayaa 44,000 oo qaxooti somali ah ku khasabtay inay soo gadhaan dhadhab tan iyo billowgii sanadkan.

Joke van petegham, madaxa hawgalada MSF kenya, ayaa alert net u sheegay:"campku gabi ahaan wuu buuxaa, dadkuna wali way imanayaan manahaystaan meel ay dagaan, taas oo micnaheedu yahay, mahaystaa biyo iyo adeegyada kale.

" waxs jira dad badan oo banaanka xerada fadhiya, iyagoon haysan wax caawinaad ah,"

Dadka camp imanaya way xanuunsan qoydku 60%  waayo waxag soo fhexmareen saxaraha maalmo badan.

"Dadka, gaar ahaan carurta dhan ka yar aad ayey u ildaran yihiin jifh ahaan, " van petegham ayaa yidhi" waxaan helayna caruur aad u nafawodaran," "hadii ay ku qaadanayso asbuuc siday kuheli lahayaan cunto iyo daryeel caafimaad, runti xaladoodu way sii xuman,"

Dhadhab waa xero kakooban saddex qaybood, ifo, dhegaxlay iyo xagadheer, waxa la asaasay 20 sano kahor si ay u dagan si ay u dagaan 90,000 oo qof, kordhinta ama ballaadhinta wali laguma guulaysan kadib markii ay burbureeb wada hadalo u dhexeeyey dawlada kenya iyo UNta.

" qaxooti badan ayaa soo socda wali," nens arneldo, MSF nurse ayaa tidhi" waxaan gaadhnay heer qarxid, lakin wali dadku way soo badanaaan.wali xaalad bani aadinimo oi degdeg ah.     

saeed sheekeye

1 comment:

  1. inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilahaw u gargaar

    ReplyDelete